🛡️ Qaybta 1: Bilowgii Iska Hor Imaadka
Bishii Juun 13, 2025, Israel waxay bilowday “Operation Rising Lion”, dagaal hawleed ay ku beegsadeen in ka badan 100 goobood oo Iran ah—oo ay ku jirto xarumo nuclear iyo saldhigyo milatari oo ku jira Tehran, Isfahan, Natanz iyo Tabriz-
Qaar kamida weerarradaas waxaa taageeray istaraatiijiyad sirdoon, iyadoo Mossad ay gudaha Iran ku dhistay saldhig drone ah oo dhuumaaleysi ah si ay usoo weerarto saldhigyadii Iran oo ay wiiqday awooddooda difaac.
Comments
Post a Comment